Buuraha U Dheer (The Highest Mountains)
Buuraha U Dheer (The Highest Mountains) a song by Nimco Jamaac on Foxsoundi — Free Music, Smart Streaming for Everyone
Buuraha U Dheer (The Highest Mountains) Lyrics
Buuraha u dheer
hadaan ugulqurux ubaxoo
oon baroortiyo qeylo diroo
baahideyda biloo ogaa
Buurteyada buuraha u dheer
Buurteyada buuraha u dheer
hadaan ugulqurux u baxo
oon baroortiyo qeylo diro
baahideyda biloo ogaa
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
Toban jirki taawadaan galay
Toban jirki taawadaan galay
iyo tilmaanta halkaan ku waday
tusama reerka anoon udeyn
tacab qasaar bey igu wadaan
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
Aabaha taliye ma yahay
Aabaha taliye ma yahay
Hooyada tu macaan ma tahay
Taliyayaalna ma kula dhasheen
oo waxa talo lola tago
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
Waan dhinta waan dheelmadaa
Waan dhinta waan dheelmadaa
Dhayaheygaan ka jeclahay
waan dhaqaqay hadaad i tiri
dhagar ilaa baa so duwa.
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
Way haddu xolaha jir helo
aday hadu xolaha jir helo
carra lagu jeel basha
jeceylku nimu hayana
way dhafteey jamadanba waa
ee jimacale ma soo socda
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
hadaan ugulqurux ubaxoo
oon baroortiyo qeylo diroo
baahideyda biloo ogaa
Buurteyada buuraha u dheer
Buurteyada buuraha u dheer
hadaan ugulqurux u baxo
oon baroortiyo qeylo diro
baahideyda biloo ogaa
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
Toban jirki taawadaan galay
Toban jirki taawadaan galay
iyo tilmaanta halkaan ku waday
tusama reerka anoon udeyn
tacab qasaar bey igu wadaan
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
Aabaha taliye ma yahay
Aabaha taliye ma yahay
Hooyada tu macaan ma tahay
Taliyayaalna ma kula dhasheen
oo waxa talo lola tago
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
Waan dhinta waan dheelmadaa
Waan dhinta waan dheelmadaa
Dhayaheygaan ka jeclahay
waan dhaqaqay hadaad i tiri
dhagar ilaa baa so duwa.
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
Way haddu xolaha jir helo
aday hadu xolaha jir helo
carra lagu jeel basha
jeceylku nimu hayana
way dhafteey jamadanba waa
ee jimacale ma soo socda
heehyaah aadey
huuno yaah
ala hobaalin
hobolowa
From the album: Sweet as Broken Dates: Lost Somali Tapes from the Horn of Africa
-
Buuraha U Dheer (The Highest Mountains) by Nimco Jamaac , -
Rag waa Nacab iyo Nasteexo (Men are Cruel and Kind) by Aamina Camaari , -
Unknown by Ali Nuur , -
Haddii Hoobalkii Gabay (If the Artist Let's You Down) by Hibo Nuura , -
Ninkaan Ogayn (He Who Does Not Know) by Gacaltooyo Band , Faduumina Hilowle , -
Xuduud Ma Leh Xubigaan (This Love Has No Boundaries) by Iftiin Band , Mahmud Abdalla "Jerry" Hussen , Maryan Naasir , -
Qaraami (Love) by Xasan Diiriye , -
Gorof (Elixir) by Dur-Dur Band , Sahra Dawo , -
Gorof (Elixir) by Dur-Dur Band , Sahra Dawo , -
Kadeed Badanaa Naftaydani (My Life is Full of Tribulations) by Sharaf Band , Xaawo Hiiraan , -
Na Daadihi (Guide Us) by 4 Mars , -
Uur Hooyo (Mother's Womb) by Danan Hargeysa , Mohamed "Huro" Abdihashi , -
Qays iyo Layla (Romeo & Juliet) by Sharero Band , Faadumo Qaasim , -
Oktoobar Waatee? Waa Taayadii (What's October? It's Ours) by Waaberi Band , -
Duruuf Maa Laygu Diidee (Rejected Due to My Circumstance) by Dur-Dur Band , Muqtar Idi Ramadan , -
Anaa Qaylodhaankaan by Iftiin Band , Mahmud Abdalla "Jerry" Hussen ,